Bulshada rayidka Jubbaland oo si buuxda utaageeray Habraaca Doorashoyinka Jubbaland.

96
Kulankan oo ay Bulshada rayidka Jubbaland si buuxda ugu taagerayaan Habraaca Doorashoyinka Jubbaland isla markaana ay ku cambareenayaan Faragalinta Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ay ku hayso Doorashoyinka Jubbaland ayaa waxaa uu ka qobsomay Magaalada Kismaayo.
Kulankaan taageerada ah ayaa waxaa iskugu yimid Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha qosyka Dowlada Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Cabdullahi Gudoomiyaasha ururka Haweenka Dagmada kismaayo iyo Gobolka jubada hoose iyo o Haweenka Dagmada kismaayo ayagoo muujiyay sida ay ugu qanacsan yihiin go’aanada Masiiriga ah ee uu qaadanaayo Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed islaam.