
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta kulan dhiirigelin ah ugu tegay ardeyda dugsiga barbaarinta carruurta Booliska Soomaliyeed oo u diyaar garoobaysa imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024.
Taliyaha ayaa ardeyda ku dhiirigeliyey inay imtixaankaan soo socda ku dadaalaan inay ka keenaan natiijo weyn, sidoo kale Taliyaha ayaa balan-qaaday in ardaygii gala 1-aad lasii doono abaal marin uu ku farxo


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







