Wasiirka Wasaradda Beeraha Iyo waraabka Jubbaland oo dhagax dhigay Kanaalka Waraabka beeraha ee daganka buula_bartire.

72
Wasiirka Wasaradda Beeraha Iyo waraabka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud, Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga, Wasiir ku xigeenka Wasaradda beeraha, Iskuduwaha Mashruuca iyo Agaasimayaal ayaa dhagax dhigay Kanaalka Waraabka beeraha ee buula_bartire.
Masharuuca kasoo kabashada xasaradaha Ee loso gaabiyo SCRP ayaa waxa iska kaashanaya Wasaaradda Qorshaynta jubbaland Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS.
Kanaaalka Waraabka Beeraha Deeganada Waqooyi oo Cabirkiisu garayo 6Km aya Waxaa loogu talay galay iney ka fa,ideystaan Dadka Beeraleyda ee ku nool degaanka waqooyi