Wasiir kuxigeenka W.Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda Jubbaland oo kulan la qaatay xubanaha kala duwan ee maamulka Dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

94

 

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada dowladda Jubbaland mudane Abshir Maxamed Abdi ayaa kulan la qaatay xubanaha kala duwan ee maamulka Dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Shirkan oo looga hadlayay daboolida baahiyaha Caafimaad iyo daadajinta adeegyada caafimaad ee Muhiimka u ah dagmada Baladxaawo ayaa waxaa qayb ka ahaa iskuduwaha Wasaarada caafimadka iyo daryeelka Bulshada Jubbland iyo xubnaha maamulka Dagmada.