Dhageyso:Qeybta4aad Barnaamij gaar ah oo ku saabsan ahmiyada waxbarashada iyo sida loo kordhin karo tirada caruurta ee iskuulaadka

0
1673

Qeybtan waxaan diirada ku saaraynaa ka qaybgalka waaladiinta ee kordhinta caruurta iskuulaadka  .

Waxaa barnaamijkan taaba galinaya hay’ada L.W.F oo kaa shanaysa deeq bixiyaha radio Aid anagoo Radio Kismaayana waan idiin soo gudbinaynaa .