Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo maanta si habsami leh oga socdo imtixaanka macalimiinta

120
Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka laga daah-furay Imitixaanka macalimiin ay shaqaleysiin doonto Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowlada Federalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Arimaha bulshada degamda Nuur Cadaawe Badow ayaa daah-furay Imitixaanka waxaana goob joog ahaa saraakiil sare oo ka socoday Wasaaradaha waxbarashada Federalka iyo Wasaaradda Waxbarashada Jubbland.