
Xeer ilaliyaha guud ee Dawlada Jubaland mudane Nuuradiin Maxamed Khaliif ayaa maanta kulan la yeeshay Hay’adaha Caddaalada ee degmada Dhoobleey, halkaas oo uu kula dardaarmay Xeer ilaaliyaasha , Garsoorayaasha iyo waaxda dambi baarista ee Booliiska una sharaxay xiriirka kawada dhexeeya Hay’adahaas kor ku xusan.
Sido kale Agasimaha guud e Garsoorka Jubaland mudane Cabdi Cabdullaahi Raabi ayaa bogaadiyay mamulka Garsoorka ee dagmada iyo dhamaan Hay’adaha wadashaqayntu kala dhaxayso Garsoorka sida ay u gudanayaan wajibaadkooda shaqo.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







