
Taliye xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaliyeed S/Guuto Cismaan Cabdulaahi Maxamed( Kaniif ) Ayaa Tababar usoo Xirey Horin Ka tirsan Banda Music.kada Boliiska
kuwaas oo Muddo Tababar ugu xareysnaa Akadeemiyada Boliiska Gen.Kaahiye .
Horintaan oo Muhiimada ay u leedahay kusoo Biiristeeda Banda Music.kada ayaa waxaa ka war bixiyey Taliyaha Akadeemiyada Boliiska Gen.Kaahiye S/Guuto Cabdikariin macalin Xuseen .wuxuuna sheegey in ay qaateen Tababar isugu jira Xirfado Gaar ah iyo Sharciga Ciidan Boliiska soomaliyeed