Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah

127

Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Baqal iyo xawaalow

oo argagixisadu ay ku lahaayeen Maxkamad Beenaad ay ugu yeeraan shacabka si ay ugu qaadan baad.
Howlgalka ayaa Waxaa Hogaaminaayay Abanduulaha Ciidanka Haramcad Dhamme Muumin iyo Saraakiil kale ciidanka ayaana burburiyay fariisimihii ay khawaarijtu ku lahaayeen deegaanada ku yaala dhulka Howdka ah ee kala ah Maracadde,, Qodqodka iyo deegaano kale.