Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Ciraaq

75
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Ciraaq, ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas Sheekh Cabdul Hadi Al-Hazanawi.
Guddoomiyaha iyo wafdiga ka socda Ciraaq ayaa ka wada
hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq, gaar ahaan iskaashiga baarlamaanada labada wadan.
Sidoo kale Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Guddo…

Wax badan arag