Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Jubbalan yaa maanta kormeeray dhismaha Xabsiga cusub ee laga hirgalinayo dhinaca waqooyi ee magaalada.

176
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda, Agaasimaha guud iyo xubno kale oo katirsan shaqaalaha Wasaaradda ayaa maanta kormeeray dhismaha Xabsiga cusub ee laga hirgalinayo dhinaca waqooyi ee magaalada.