Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinka Bini’aadanimad

0
476
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinka Bini’aadanimada oo sanad walba maanta oo kale dunida laga xuso.