Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Baardheere ka furtay tababar ku saabsan Xeerka Xuquuqda Naadafada iyo Xeerka mamnuucidda gudniinka fircooniga

0
516

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ka daah-furtay tababar ku saabsanaa ka talabixinta Xeerka Xuquuqda Naadafada iyo Xeerka mamnuucidda gudniinka fircooniga.

Munaasabadda daah-furka tababarka waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Gedo, kan degmada Baardheere ee gobolka Gedo, Odayaasha dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Ururka Naafada degmada.