
Hay’ada Sola ayaa qabatay Barnaamij gaar ah oo ku saabsan adkaynta nabadda iyo kaalinta waxbarasho ay ku leedahay in nabadda la xoojiyo
Barnaamijkan waxaa ka qeyb galay Khuburo aqoon durugsan u leh waxbarashada iyo Nabadda iyo Masuulyiin ka socdey Haa’yadd Sola.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







