Xuseen axmed Daahir oo Magaciisa afgarashada Khawaarijta uu yahay cayndiid iyo Xasan abdirashiid afgarasha Kooxda Khawaarijta ay tahay Bukhaari
ayaa Mudo Kujiray Khawaarijta, Waxa ayna usoo adkaysan waayeen Dhibaatooyinka daran ee haysata iyo howgalada CXDs.
Labadan Xubnood oo Mudo katirsanaa Khawaarijta Argagixisada Ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Boliiska Gaar ahaan qeybta Dembi Baarista CID-da Koonfur Galbeed.