DEG-DEG:-Ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka oo degmada Badhaadhe wax yar ujira

35
DEG-DEG:-Ciidamada Dowlada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada hoose ujira wax ka yar 28-KM.
Xogaha aynu ka helayno dadka ku dhaqan degmada Badhaadhe ayaa sheegaya in Khawaarijta gabi ahaanba ay isaga baxeen degmada Badhaadhe kadib markii ay ka warheleen in geesiyaasha Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ay ku wajahanyihiin Badhaadhe oo ah degmo muhiim ah.