Cali Guudow Madey oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.
wuxuuna Tababaro kala Duwan kusoo Qaatey Gobalada Baay iyo Jubbada Dhaxe wuxuuna Dagaalo dhowr ah ka qeyb qaatey oo ka dhacay Hiiraan Galgaduud Iyo Qeybo kamidah Koonfurta Mudug.
Ugu Dambeyn Cali Guudow Maday ayaa Saxibadisa Duurka jira ka codsadey in ay isku Soo Dhiibaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed.