Wasiir Daa’uud Aways oo guddoomiyey isku dubbaridka warbaahinta Qaranka iyo xiriirka bulshada

75
Shirka Guddiga Isku Dubbaridka Warbaahinta Qaranka iyo Xiriirka Bulshada ee heer Wasiir ayaa maanta ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS.
Shirka oo uu guddoominayey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jamac Waxaa ajendayaasha laga hadley ka mid ahaa xoojinta wacyigelinta bulshada, mideynta fariimaha dowladda, ka hortagga wararka colaadaha lagu hurinayo ee baraha bulshada lagu faafiyo iyo diyaar garowga xuska toddobaadka Xoriyadda Somalia ee 26 June iyo 1 July.
+5
” width=”18″ height=”18″ />
All reactions:

74