Ururka dhalinyarada degmada Afmadow Olole nadaafadeed ka sameeyay xaafadaha magaalada

124
Ururka dhalinyarada degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose ayaa Olole nadaafadeed ka sameeyay xaafadaha magaalada iyo goobaha muhiimka, olalahaas nadaafadeed ayaana muddo seddex cesho ah socday.
Ururka dhallinyarada ayaa bulshada degma ku wacyigaliyay in ay wasaqda ka fogeeyaan meelaha bulshada ku badantahay, Maadaama uu qashinka yahay waxyaabaha keena xanuunada faafa.
Tan ayaa muujinaysa doorka wanaagsan ee ay dhallinyaradu bulshada ka qaadato.