Maxkamadda gobolka Banaadir oo go’aanka dacwad ah kasoo saartey masuuliyiin kamid ah hey’adaha dowladda

214
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah mudeysay inay ku dhawaaqi doonto go’aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah hey’adaha dowladda, kuwaas oo ku eedeysan kiisas musuq maasuq ah, masuuliyiintaas oo gaareysa 12 qof waxaa kamid ah agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda.
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed waxay maanta toos u tebi doontaa ku dhawaaqidda go’aanka kiiskaan ee maxkamadda gobolka Banaadir.