Ciidanka Booliiska oo xabsiga dhigay eedeysane ku kacay falal lid ku ah ammaanka

228
Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali(Cadaawe Jiib) kaas oo ah askari katirsan Ciidammada qalabka sida kuna eedeysan is hor istaag amar Maxkammadeed iyo ku lug lahaasho kicin bulsho, wxaana la horgeydoonaa Maxkamadda awooda u leh” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay taliska qeybta guud ee booliska Gobolka Banaadir.
May be an image of 5 people and text