Deg Deg :- Ciidanka Xoogga Dalka Howlgal qorshaysan ka Fuliyey Deegaano katirsan  Gobalka Baay

0
425
Howlgal qorsheysan oo lagu Burburiyay Goobo lagu Aruuriyo Askareynta Carurta iyo Dadka Reer Miiga ah oo laga Qaado lacago Baad ah.

Waxaana Howlgalka Hogaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka somaaliyeed X/le Ahmed maxamed nuur (Ahmed Dhagey) waxaana laga Fuliyey Degaanada kala ah
Howlaha Guud ‘ Barbaar Eesi Warta Yarey iyo Degaanka Mooro Bus oo Isku Xira Wadooyinka Gobalada Baay Bokool iyo Gado.