Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa kulan la qaatay Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska

210
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Safiir ku xigeenka Safaarada Ingiriiska ee Soomaaliya Sam Thomas.
Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan hormarada laga sameeyay dhinacyada mudnaanta leh ee amniga, dib u dhiska kaabayaasha kala duwan iyo xaalada guud ee siyaasada dalka