Dhageyso:Barnaamij gaar ah oo aan uga hadlayno isbadelka cimilada iyo sameeynta ka dhallan karta.

90

Barnaamijkan waxaa iska kaashadey haa’yadda L.W.F iyo Radio kismaayo waxaana diirada lagu saarayaa saameynta isbadelka cimilada oo ah mid caalami ah, oo dunida oo dhan ay wallac ka qabto sameeynta uu leeyahay.

Ha’yadda LWF oo ka duulaysa muhiimada uu leeyahay in bulshada laga wacyi galiyo isbadellka cimiladda iyo waxyaabaha lagama maarmaanka u ah ayaa qabtay barnaamij gaar ah oo ay marti ku ahaayeen, Mahad cubdulle Cumar iyo Ibraahim Axmed Burow oo ka mid ah howlwadeenada haa’yadda LFW.

Waxaa daadihinaya Cabdi Risaaq Wadani.