Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowlada Jubbaland oo daahfurtay tababar ku saabsan nidaamka maxkamadeynta cadaaladeed iyo xariga sharci darrada ah.

216
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowlada Jubbaland Bishaar Aadan Geedi ayaa maanta magalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan nidaamka maxkamadeynta cadaaladeed iyo xariga sharci darrada ah,
Tababarka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland ayaa loogu talagay in aqoontooda sare loogu qaado bahda cadaaladda Jubbaland sida Garsoorayaasha, ciidanka Asluubta iyo ururka qareenada Jubbaland,