
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa maanta Kormeeray Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sare ee Xarunta Barbaarinta Caruurta Boliiska Soomaaliyeed,
U jeedka Kormeerka taliyaha ayaa ahayd inuu qiimeeyo habka ay wax u bartaan Caruurta Agoonta ee Boliiska Soomaaliyeed,isagoo mid Mid u Booqday Fasalada ay waxku-bartaan Caruurta.
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa caruurta agoonta ah wuxuu ku dhiiri-galiyey inay ka faa’iideystaan waqtiga iyo Macalimiinta waxbaraysa.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







