
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda.
Munaasabada Dhagax-Dhiga waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaalada, Wasiirka Howlaha guud, Wasiirka Warfaafinta, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







