Khawaarijta oo dhaxbaaxo kulul kala kulmay Ciidanka Darawiishta Jubbaland

73
Jabka maanta deegaanka Baarsanguuni lagu gaarsiiyay Khawaarijta ayaa noqon doona mid Taariikh doodii madoobayd sii madoobeeya.
Argagaxisada ayaanan dhawaanahan kasoo kaban doonin dhufashada ay gaarsiiyeen geesiyada har iyo habeen u taagan ilaalinta shacabkooda.
Dharbaaxadan ayaana billow ah howlgal ay bilaabashadiisa baryo qura inaga xigaan kaas oo noqon doona mid Taariikhda lagu xuso, Ciidamada ayaana hadda isku diyaarinaya guluf wayn oo lagu xoreyn doono dhul baaxad leh oo ay hadda gacanta ku hayaan Argagaxisada.