
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa manta Howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo dhanka Galbeed kaga beegan Magaalada xudur sida doon-dardiir,soonilow abal ilaa buuraleyda Bakool.
Howlgalka waxa hogaaminayey Abaanduulaha Guutada 9aad qabta 60aad ee ciidanka xoogga dalka G/lle Yoonis Adan Xasan waxa ay gacanta ku soo dhigeen gawaari xamuulka oo u shaqeyn jiray maleeshiyada Khawaarijta.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







