
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda dowladda Jubbaland ayaa maanta maamulka cisbitaalka degmadda Kismaayo ku wareejisay gaariga gurmadka degdega ah ee caafimaadka ee loo yaqaanno umbulance-ka kaasoo loogu adeegi doono bulshadda ku nool degmada Kismaayo.
Gooobti lagu wareejinaayay gaarigaan umbalunce-ka oo ahayd gudaha wasaaradda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka Jubbaland, ku-xigeenkiisa maamulka cisbitaalka degmada Kismaayo iyo masuuliyiin kale


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







