
Ciidamada amaanka Dowaladda Soomaaliya ayaa soo afjaray Weerar ku bilowday qaraxyo oo xalay xubno ka tirsan Khawaarijta Al -Shaabab ay ku qaadeen Hotelka SYL.
Ciidanka ayaa dilay dhamaan xubnihii khawaarijta ee rabay in ay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee hotellka ku sugana.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







