
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka ayaa howlgal culus ka wada koofurta Gobolka Mudug.
Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ayaa warbaahinta Qaranka u sheegtay in ay ku guuleysteen in kooxda Khawaarijta ay ka saaraan howdka u dhow deegaanka Jeex Jeexa kaas oo ku yaalla inta u dhaxeysa Caad Iyo Camaaro.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







