Mamuulka Cabdulle Biroole oo Warbixiyay Xaalada Amniga Deegaanka,

178

Gudoomiyaha Deegaanka Cabdulle Biroole Muqtaar Taakooy Cismaan Oo Wareesi Gaar ah Siiyay Radio Kismaayo ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Amniga Deegaanka isagoona Sheegay in Maalmihii udanbeeyay Howlgalo Amni Xaqiijin ah ay Ka Wadeen Deegaanada Hoosyimaada Deegaanka Cabdulle Biroole.

Gudoomiyaha ayaa Sidoo Kale Sheegay in Deegaanka ay Ka Bilaabeen Tartan Kubada Cagta ah Kuwaasoo Lagu Tartan Siinaye Dhalinyarada Ku Dhaqan Deegaanka

 

Ka Dhageeyso Halkan👇