
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Abdel Fattah El- Sisi ayaa kulan miradhal leh ku yeeshay qasriga Madaxtooyada magaalada Qaahira.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan idin kaga soo sheegeynaa