
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamuuriyadda federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah ay yesheen maanta ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka,
186 Mudane oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa gacantaag ku ogolaaday miisaaniyadda halka ay diideen 3 Mudane,
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo meel-marinta Miisaaniyadda kadib la hadlay Baarlamaanka ayaa u mahadcelyay, waxa uuna tilmaamay muhiimadda Miisaaniyaddani ay u leedahay Hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya oo hadda gaba gaba maraya,

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







