
-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Maxamed El-Amine Souef.
Wasiira Axmed Macalin Fiqi ayaa kala hadlay Amb. Maxamed El-Amine Souef howlgaladda socda ee dalka looga saarayo Khawaarijta, xaaladaha banii’aadnimo ee ka dhashay El Niño, Xasillinta, Dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







