Madaxweyne Dane oo Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey,

0
726
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,
ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hoggaaminayso,
Kulanka ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaaladaha bani’aadantinimo ee Doorashooyinka Puntland ku soo wajahan,
Waxaa Kulanka ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Xafiiska Qaramada Midoobey.