Xubin ka tirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka xooga dalka

509
Cabdi Aadan isxaaq oo magaciisa afgarashadu yahay Nuur dheere ayaa isku soo Dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed ee Fadhigoodu yahay Deegaanka Goof- gaduud Buurey ee gobolka Baay
Shaqsigaan ka soo goostay Khawaarijta ayaa tababarro kusoo Qaatay Degmada jilib Ee Gobolka Jubbada Dhaxe sidoo kale Waxaa uu katirsanaa Machadka isqarxinta Khawaarijta oo ku yaala degmada Bu’aale halkaas oo lagu lumiyo dhallinyaro badan oo Cadowgu qalday.
” width=”18″ height=”18″ />