Shirwaynaha Horumarinta Amniga iyo Maamul Wanaaga Gobolka Gedo oo galay maalintii labaad

501
Waxaa Maalintii Labaad Galay Shirwaynaha Horumarinta Amniga iyo Maamul Wanaaga Gobolka Gedo
Shirkan oo Maalintii Shalay ahayd uu daahfuray Madaxweyne ku Xigeenla Koowaad ee Jubbaland ayaa waxaa looga hadlayaaa Maamul wanaaga iyo Hormarinta amniga, Fulinta Dhismayaasha Golaha Deegaanka, Meel Marinta Mashaariicda Hormarineed isku Xirka Maamulka Heer Gobol iyo Heer Degmo, Waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland.