
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Munaasabada Caleema-Saarka Gollaha Deeganka Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS Mudane Saadad Maxamed Nuur Aliyow, labadda Golle Dowladda Koonfur Galbeed, Taliyaha Qeybta 3-aad Ciidanka ATMIS, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa ka qeybgalay Munaasabada Caleema-Saarka.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







