Madaxweyne Maxamuud Sayid Aadan oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay degmada Baledxaawo

495
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo si meeqaam sare leh loogu soo dhaweeyay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.
Madaxweynaha oo sii wada dadaalada dib uheshiisiinta iyo sixida hab maamulka gobalka ayaa lagu wadaa in maalmaha soo aadan uu joogi doono degmada Baledxaawo sidookalana kullumo uu halkaasi ku qaban doono kuwaasi oo laysku xog wareesanayo .