Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gedo oo dhagax dhigay Xerada Horseed oo lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland.

508
udoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Gedo oo ay wehliyaan Gudomiyaha degmada Luuq iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta dhagax dhigay Xerada Horseed oo lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Xeradan ayaa marka la dhameeyo waxaa lagu xarayn doonaa ciidamo cusub oo kamid noqonaya Daraawiisha Jubbaland kuwaas oo door weyn ka qaadan doona dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab.