Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Faraweyne Oo safar.shaqo Uu KunTagay Caasimadda Dalka Kenya Ee Nairobi halkaas Oo Uu kaga Qayb Galay Shirar Looga Hadlayay Hormarinta Magaalooyinka Dalka Kaas Oo Ay ka Qayb-Galeen Maamulada Dalka.
Gudoomiye Cumar Cabdullaahi Faraweyne Ayaa Sharaxaad Ka Bixiyay Waxa ay Ku qotemeen Shirarkaas Iyo Balllanqaadyadda Ay Ka Heleen Haayadaha ka Shaqeeya hormarinta magaalooyinka.
Gudoomiye Cumar Cabdullaahi Faraweyne Ayaa Dhanka Kale Kormeer Kutagay Qaar kamid Ah Wadooyinka Laamiga Lasaaray Ee Dhawaan La Gaba-Gabeeyay Halka kuwa kale Wali Hawshoodu Socoto Gaba-Gabanna Ku Dhawdahay.
Magaaladda Kismaayo Ayaa Xilligaan Laga Dareemayaa Isbadal Dhanka Wadooyinka Ah Taas Magaalada Saameyn Togan Iyo Taban Uu Ku yeeshay Colaadihii Sokeeye Ee Dalka Oo Idil Saameeyay.