Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Cayaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys Oo La Hadlay Radio Kismaayo Ayaa Ka Warbixiyey Shirka Dhallinyaradda Qaran Ee Dhawaan Lagu Soo Gaba-Gabeeyay Magaalada Muqdisho kaas Oo Looga Hadlay Ajendayaal Dhawr Ah Oo Quseeya Dhallinyaradda Soomaaliyeed.
Agaasime Axmed Faarax Cali Aweys Ayaa sheegay Ka Jubbaland Ahaan Inay Shirka Kusoo Bandhigeen Caqabadaha Guud Ee Ku Geedaaman Dhallinyaradda Jubbaland Kuwaas Oo Uu Sheegay Inay Haayadaha Taageera Dhallinyaradda Iyo Xukuumadda Ballanqaad ka Haystaan.
Halkaan ka dhageeyso wareysiga Agaasimaha Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Cayaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys