Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay Dad loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunnooyin dhacay By Da'ud Osman - May 24, 2023 0 768 Share on Facebook Tweet on Twitter Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay 9 eedeysane iyo shirkado loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunooyin dhacay.