
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud.
soo dhaweynta madaxweynaha waxaa qeeb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan koofur-galbeed qeebaha kala duwan ee bulshada
Socdaalka Madaxweyne Xasan Shekh ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Daahfurka Shirka Dib-uheshiisinta Koonfur Galbeed oo lagu Wado Maalmaha soo socda inuu ka furmo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







