
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa soo gudbiyay guddi si gaar ah usoo diyaariya warbixin la xiriirta Xaaladda Magaalada Laascanood & rabshadihii sababay dhimashada, dhaawaca & burburka hanti.
Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa Guddigaan ka sugaya in uu Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka uu dib ugu soo celiyo natiijada kasoo baxda xog-baaristooda iyo xaqiiqada waxa ka dhacay Laascaanood.



![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







