Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland, S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa u magacaabay Agaasimaha waaxda barnaamijka dhaqan celinta iyo isa soo dhiibeyaasha, Cabdiwahaab Macallin Barqadle.