Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada.

0
828

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Gudoomiye ku xigeenada Degmada Kismaayo ee Maamulka iyo Maaliyada, arimaha Dowlada Hoose iyo Gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada.