Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjooge ka tirsanaa argagixisada

594

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ku dilay horjooge Maxamed Nuur Shire oo argagixisada u qaabilsanaa gobolkaas  iyo 13 dhagar qabe oo kale.

Taliyaha ururka 66-aad,guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ciidamada ay ka hortageen dhagar ay argagixisada u soo maleegtay shacabka ku dhaqan degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidanka xoogga dalka ayaa gobolada dlka ka wada howlgalo lagu ciribtirayo maleeshiyaadka nabad-diidka.